KULIYADAHA LEYL I SARKAAL/XIGEEN EE SOOMAALIYA HAGAHA ARJ IYADA
WAXBARSHO EETaariikhada arjiga: 02-31 May 2018 (Saacada 17.00)
Meesha Lagala Xiriirayo
Goobta codsiga: Xerada TURKSOM /MuqdishoTelefonka Iagala Xiriirayo: 061 629 111 - 061 626 644
SOMALIA JOINT MIL ITARY ACADEMY AND NCO SCHOOL APPLICATION GUIDE
Applications will be valid between 02.05.2018 (09.00) and 31.05.2018 (17.00)
Contact Information
Address : TURKSOM Training Center / Jazira Road - MogadishuTelephone: 061 629 111- 061 626 644
DUGSİGA SARAAKIISHA DEFENSE UNIVERSITY
DUGSİGA SARAAKIIL XIGEENADAPETTY OFFICER VOCATOIONAL SCHOOL
CASHIRKA SAYNISKA SCIENTIFIC EDUCATION
BARASHADA LUQADA TURKIGATURKISH LANGUAGE EDUCATION
QOLKA DHAGEESIGA LUQADALANGUAGE TRAINING LABORATORY
TABABAR MARITIME EDUCATION
TABABAR AVIATION EDUCATION
TABABARCONFERENCES
1
1. KULLIYADAHA LEYLI SARKAAL IYO LEYLİ SARKAAL XIGEEN
EE SOOMAALIYA
Kulliyadaha leyli sarkaal iyo leyli sarkaal xigeen waxay ku yaalaan gobolka
banaadir (Mogadishu). Waana kulliyad waxbasharo sare iyo tababar askareed
ee soo saarta saraakiisha iyo saraakiil xigeenada ay u baahan yihiin
ciidamada qalabka sida ee soomaaliya qeybahooda kala duwan iyo tirada loo
baahan yahay.
Xiliga waxbarashada iyo tababarka kulliyada leyli sarkaal waa 2 sano oo jiif
ah,kulliyada leyli sarkaal xigeena waa 1 sano oo jiif ah. Inta lagu guda jiro
waxbarashada iyo tababarada, dhamaan baahida ardayda
(cuno,cabis,dhar,jiif,caafimaad iwm) waxaa bixinaaya dowlada Jamhuuriyada
Turkiga. Ardayda wax kabarata kulliyadaha leyli sarkaal/xigeen, tababarada
askarnimo ka sokow, waxaa lasiinaa casharo akademik ah ama waxbarasho
sare ah. Marka laga soo tago casharada akademiga ah iyo tababarka
askarnimada, ardayda dhigata kulliyada leyli sarkaal waxay 2 sano
qaadanaayaan casharo luuqada turkiga halka leyli sarkaal xigeenadana ay
qaadanaayaan casharo luuqada Turkiga. 1 sano
1. SOMALIA JOINT MILITARY ACADEMY (JMA) AND NCO SCHOOL (NS)
JMA and NS are in Mogadishu, Somalia. They are educational institutions
in which officers are trained in military branches required by Somalia Armed Forces (Somalia National Army, Air Force and Navy).
Education and training period; JMA is a 2-year and NS is a 1-year boarding school. In this period, all the needs of cadets are met by the Republic of Turkey.
JMA and NS provide the cadets both military education and academic lessons.
In addition to military and academic lessons, a 2-year period of Turkish language learning education for the cadets of JMA and a 1-year period of Turkish language learning education for the cadets of NS are offered.
2
2. SHURUDAHA SOO GALIDA KULLIYADA LEYLI SARKAA
1. In uu yahay muwaadin somaliyeed iyo in uu yahay lab,
2. In codsadaha iyo xubnaha qoyskiisa ay akhlaaq iyo dabeecan wanaagsan leeyihiin.
3. In uusan xaas lahayn ama horay guur usoo marin, naagna uusan nikaax la’aan la nooleyn ama qudba siro ku qabin.
4. In uusan aaminsanayn fikradaha iyo dhaqanada siyaasadda kasoo horjeeda iyo kuwa wax burburiya, in uusan horay uga qayb qaadan dhaqdhaqaaqyada ku saleysan fikradahas.
5. In uusan kasoo shaqeyn meelaha xun-xun ee bulshada isku raacday xumaantooda iyo in uusan hadda ka shaqeynin meelahaas.
6. In natiijo wanaagsan kasoo baxdo baaritaanada lagu sameyn doono warqadihiisa iyo kuwa amniga.
7. In ardayga wax kabaran doona kulliyada leyli sarkaal laga helo heerka caafimaad ee la qeexay.
8. In uu kasoo qaato Isbitaalka Tababarka iyo cilmi-baarista Muqdisho Somali Turk (digfeer) ee loo diri doono warqad caafimaad cadeyneysa inuu noqon karo arday mileteri.
9. In caafimaadkiisa wanaagsan yahay curyaanna ahayn, (in lugaha kala jeedin, in hadalka iyo maqalka wanaagsan yihiin, in uu qabin shikshigid, carrab la’aan iyo xanuunada kale ee lamidka ah, in uusan weershe ahayn, kalarada kala saari karaa, in uusan soo marin qaliinka laysarka, in uusan qabin cudurada daawada leh ee galmada ku faafa sida waraabowga, in uusan qabin xanuunada sida hurdo socod, suuxdin ama qalal, in uusan xambaar saneyn fayrusyada AIDS ka iyo Hepatitis B, in uusan qabin wadno, killi,beer xanuun iyo cudurka qaaxada).
10. Waa ın uu ka soo qalin jabiyaa mid ka mid ah dugsiyada sare ay aqoonsan tahay wasaradda waxbarashada ee soomaaliya ama uu qalin jabin doono sanadka 2018.
11. In uu ku guuleysto marxalada doorashada iyo in uu ka mid noqdo tirada xadidan ee la qaadanaayo.
12. In da’da udhaxeyso ugu yaraan 18 ilaa ugu badnaan 24 (xisaabinta da’da ardayda waxaa loo fiirinaa sanadka la qaadanaayo. Lama fiirinaayo kala duwanaanshaha maalinta iyo bisha).
13. In dhirirka iyo culayska/miisaana uu ka gudbin xadka dhirirka iyo culayska lagu muujiyay shaxda lifaaqa la socota.
3
2. APPLICATION REQUIREMENTS FOR JOINT MILITARY ACADEMY 1. Be male and a citizen of the Federal Republic of Somalia,
2. The applicants and members of his family have to be of a good moral
character.
3. Not to be married or widower, not to cohabit with a woman without legally
married.
4. Not to be involved any kind of illegal, political, and subversive-separatist
activity, and not to be involved in them.
5. Never work in the illegal jobs that society has found unsuitable.
6. Positive results in the personnel security investigation to be carried out.
7. Be up to the required health standards defined for the candidate cadets.
8. Must get a medical report from Mogadishu, Somalia-Turkey Education and
Healt Hospital (Digfer)
9. Be in a good physical and mental health and free from disease/disability.
10. Must be a graduate of or will graduate in 2018 from at least high school or
equal level education approved by the Ministry of National Education of
Somalia.
11. To successful in the selection process and to be qualified for the quota
pool
12. Be at most 24, at least 18 years old.
13. Be in the height and weight standards.
4
3. SHURUDAHA SOO GALIDA KULLIYADA LEYLIGA SARAAKIIL XIGEENADA.
1. In uu yahay muwaadin somaliyeed iyo in uu yahay lab,
2. In codsadaha iyo xubnaha qoyskiisa ay akhlaaq iyo dabeecan wanaagsan leeyihiin.
3. In uusan xaas lahayn ama horay guur usoo marin, naagna uusan nikaah la’aan la nooleyn ama qudba siro ku qabin.
4. In uusan aaminsanayn fikradaha iyo dhaqanada siyaasadda kasoo horjeeda iyo kuwa wax burburiya, in uusan horay uga qayb qaadan dhaqdhaqaaqyada ku saleysan fikradahas.
5. In uusan kasoo shaqeyn meelaha xun-xun ee bulshada isku raacday xumaantooda iyo in uusan hadda ka shaqeynin meelahaas.
6. In natiijo wanaagsan kasoo baxdo baaritaanada lagu sameyn doono warqadihiisa iyo kuwa amniga.
7. In ardayga wax kabaran doona kulliyada leyli sarkaal laga helo heerka caafimaad ee la qeexay.
8. In uu kasoo qaato Isbitaalka Tababarka iyo cilmi-baarista Muqdisho Somali Turk (digfeer) ee loo diri doono warqad caafimaad cadeyneysa inuu noqon karo arday mileteri.
9. In caafimaadkiisa wanaagsan yahay curyaanna ahayn, (in lugaha kala jeedin, in hadlida iyo maqalka wanaagsan yihiin, in uu qabin shikshigid, carrab la’aan iyo xanuunada kale ee lamidka ah, in uusan weershe ahayn, kalarda kala saari karaa, in uusan soo marin qaliinka laysarka, in uusan qabin cudurada daawada leh ee galmada ku faafa sida waraabowga, in uusan qabin xanuunada sida hurdo socod, suuxdin ama qalal, in uusan xambaar saneyn fayrusyada AIDS ka iyo Hepatitis B, in uusan qabin wadno, killi,beer xanuun iyo cudurka qaaxada).
10. In uu ka soo qalin jabiyaa mid ka mid ah dugsiyada dhexe ama sare ay aqoonsan tahay wasaradda waxbarashada ee soomaaliya ama uu qalin jabin doono sanadka 2018.
11. In uu ku guuleysto marxalada doorashada iyo in uu ka mid noqdo tirada xadidan ee la qaadanaayo.
12. In da’da udhaxeyso ugu yaraan 17 ilaa ugu badnaan 21 (xisaabinta da’da ardayda waxaa loo fiirinaa sanadka la qaadanaayo. Lama fiirinaayo kala duwanaanshaha maalinta iyo bisha).
13. In dhirirka iyo culayska/miisaana uu ka gudbin xadka dhirirka iyo culayska lagu muujiyay shaxda lifaaqa la socota.
5
3. APPLICATION REQUIREMENTS FOR NCO SCHOOL
1. Be male and a citizen of the Federal Republic of Somalia,
2. The applicants and members of his family have to be of a good moral
character.
3. Not to be married or widower, not to cohabit with a woman without being
legally married.
4. Not to adopt any kind of illegal, political, and subversive-separatist activity,
and not to be involved in them.
5. Never work in the jobs that society has found unsuitable.
6. Positive results in the security investigation to be carried out.
7. Be suitable for the quality of the health standards defined for the candidate
cadets.
8. Must get a medical report from Mogadishu, Somalia-Turkey Education and
Research Hospital.
9. Be in a good physical and mental health and free from disease/disability.
10. Must be a graduate from at least secondary school or equal level education
within the Ministry of National Education of Somalia.
11. Be successful in the selection and be in the quota.
12. Be at most 21, at least 17 years old.
13. Be in the height and weight standards.
6
4. SAMEYNTA CODSIYADA
Araajida waxaa loo geynayaa gudiga araajida ee ku sugan XERADA TURKSOM
Dukumiintiyada laga rabo codsiga Kulliyada leyli sarkaal
1. Warqada cosdiga
2. Shahaadada dugsiga sare oo asal ah,
3. Hadduu dhameyay jaamacad waxa laga rabaa shahaadada jaamacada.
Haddii ay u socoto jamacadu, waxa laga rabaa warqad cadeyneysa in uu
yahay arday.
4. Warqadaha waa in ay ahadaan Af Ingiriis ama Af Turki midkood.
5. Codsiyada loo so gudbisanayo gudiga codsi qabashada waxaa loo
aqbalaa inay yihiin isdiiwaan galin hore.
6. Codsadayaasha codsigooda u gudbiya gudiga cosdi qabashada waxaa
lasiinaa lambar (rol lambar). Qaadista imtixaanada iyo shaacinta
natiijooyinkooda waxaa sameynaya gudiga imtixaanaadka ee TurkSom.
Dukumiintiyada laga rabo codsiga Kulliyada leyli saraakiil xigeen
1. Warqada cosdiga
2. Shahaadada dugsiga dhexe ama dugsiga sare oo asal ah
3. Warqadaha waa in ay ahadaan af Ingiriis ama Af Turki midkood.
4. Codsiyada loo so gudbisanayo gudiga codsi qabashada waxaa loo
aqbalaa inay yihiin isdiiwaan galin hore.
5. Codsadayaasha codsigooda u gudbiya gudiga cosdi qabashada waxaa
lasiinaa lambar (rol lambar). Qaadista imtixaanada iyo shaacinta
natiijooyinkooda waxaa sameynaaya gudiga imtixaanaadka ee TurkSom.
7
4. APPLICATION Applications will be made personally to TURKSOM Training Center Examination Committee in the TURKSOM Application Office in Mogadishu.
For JMA Applicants;
1. Application Form
2. High School Graduation Certificate
3. If graduated from a university, University Graduation Certificate; if studying,
a document that proves being an undergraduate student. (All documents must
be original ones; copies will not be valid)
4. Translation of the all application documents and certificates to English or
Turkish if necessary.
5. All the applications to the committee are held as preregistration.
6. Applicants who have delivered all the required documents will be given a
Nominee Application Number. Examination and announcement will be held by
TURKSOM Training Center Examination Committee.
For NS Applicants;
1. Application Form
2. Secondary School or High School Graduation Certificate
3. If graduated from a university, University Graduation Certificate; if studying,
a document that proves being an undergraduate student. (All documents must
be original ones; copies will not be valid)
4. Translation of the all application documents and certificates to English or
Turkish if necessary.
5. All the applications to the committee are held as preregistration.
6. Applicants who have delivered all the required documents will be given a
Nominee Application Number. Examination and announcement will be held by
TURKSOM Training Center Examination Committee.
8
5. IMTIXAAN QAADISTA IYO BAAHINTA NATIIJOOYINKA
a) Wajiga Kowaad ee Doorashada
Codsadayaasha loogu yeera wajiga koowaad ee doorashada waxaa lagu
imtixaana baaritaanka caafimaad hore iyo isku filnaashaha jirka (isbortiska).
Dhaqatirta ayaa baaris ku sameynaaya muuqaalka jirka codsadayaasaha,
waxay cabiraayan dhirirka iyo culeyska codsadaha, waxay hubinaayaan in
shuruudaha caafimaad laga rabo ay ku soo baxeen iyo in kale.
Imtixaan isku filnaashaha jirka (isbortiska) wuxuu ka koobanyahay: 1500
mitir oo orod, jimicsiga caloosha (sit-ups) iyo push-up.
Codsadayaasha kasoo gudba wajiga koowaad ee dorashada waxaa
taleefan ku ogeysiinaaya gudiga imtixaanaadka ee TurkSom in ay u gudbeen
wajiga labaad ee doorashada.
b) Wajiga labaad ee doorashada
Codsadayaasha kasoo gudba wajiga koowaad ee doorashada waxaa laga
qaadayaa imtixaan qoraal ah uu soo diyaariyayd gudiga imtixaanaadka ee
TurkSom. Imtixaanka qoraalah ee dugsiga leyli saraakiil iyo dugsiga saraakiil
xigeen waxaa loo qaadaa si kala gooni ah. Luqadaha imtixaanka waa Af
Ingiriis iyo Af Soomaali .
Codsadayaasha waxa loo kala hormarsiinayaa qaabka ay dhibcohodu
ukala sareyaan. Waxaa la diiwaan gelinaa ardayda gasha liiska ee kasoo
najaxay imtixaannada warqad caafimaadna ka keensaday Isbitaalka digfeer.
9
5. EXAMINATIONS AND ANNOUNCEMENTS OF RESULTS
The nominees will take two sets of examination for selection. The results
will be announced by TURKSOM Training Center Examination Committee.
a) The First Selection Phase
Nominees who are invited to the first selection phase are subjected to pre-
health evaluation and physical competence test, respectively.
Physicians examine the physical appearance of the nominees and
measure their height and weight at the pre-health evaluation.
Nominees will take physical competence test including push-up, sit up and
1,5 kilometers run.
The nominees who succeed in the first selection phase will be invited to the
second selection phase via phone by TURKSOM Training Center Examination
Committee.
b) The Second Selection Phase
The nominees who succeed in the first selection phase, will be taken to the
written examination by TURKSOM Training Center Examination Committee.
The language for written examination will be English and Somalia
Language.
Nominees for Joint Military Academy and Non-Commissioned Officer
School will be taking different examinations.
Nominees will be ranked according to the Performance Scoring System by
TURKSOM Training Center Examination Committee.
The nominees who are in quota and who are eligible to be in the quato
pool the medical report are registered.
10
6. ARIMAHA KALE EE MUHIIMKA AH
Waa laga eryi doonaa kulliyada codsadayaasha ama musharixiinta
laxaqiijiyo in ay xambaar sanayn shuruudhaha lagu soo galo Kulliyadaha leyli
saraakiil iyo saraakiil xigeen xitaa haddii ay isdiiwaan galinta u dhamaato.
Waxaa isdiiwaan galin loo sameynaa ardayda xambaarsan shuruudhaha
lagu soo galo Kulliyadaha leyli saraakiil iyo saraakiil xigeen, wata dhalasho
Soomaali iyo dhlasho ajnabi markay aqbalaan inay kabaxaan dhalashada kale
iyo markay keenaan warqad cadeyneysa ka billaabashad ka bixitaanka
dhalashada anjabiga ah.
***
6. POINTS TO TAKE INTO CONSIDERATION
Even if the registration process were completed, if any kind of corruption
related to admission requirements are noticed, the cadet will be dismissed
from the TURKSOM Training Center.
Only the citizens of Federal Republic of Somalia can apply for the JMA and
NS. The applicants with dual citizenship will not be accepted. If the cadets
with dual citizenship agree on getting out of the citizenship of the other country
and can prove it with legal documents, they can be registered to the
TURKSOM Training Center.
11
7. SHAXDA DHERARKA IYO MISANKA
Da’da 17 jir iyo wixii kabadan oo rag ah
Dherarka
(cm)
Miisanka
ugu yar
(kg)
Miisanka
ugu badan
(kg)
Dherarka
(cm)
Miisanka
ugu yar
(kg)
Miisanka
ugu badan
(kg)
160 43 70 174 52 79
161 44 70 175 53 80
162 44 71 176 54 81
163 45 71 177 54 81
164 46 72 178 55 82
165 46 72 179 56 83
166 47 72 180 56 84
167 48 73 181 57 85
168 48 73 182 58 86
169 49 74 183 58 87
170 50 75 184 59 88
171 50 76 185 60 89
172 51 77 186 60 90
173 52 78 187 61 91
12
7. HEIGHT AND WEIGHT STANDARD Nominee’s standing height and weight standards are indicated in the following table.
Height
(cm)
Minimum
weight (kg)
Maximum
weight (kg)
Height
(cm)
Minimum
weight
(kg)
Maximum
weight (kg)
160 43 70 174 52 79
161 44 70 175 53 80
162 44 71 176 54 81
163 45 71 177 54 81
164 46 72 178 55 82
165 46 72 179 56 83
166 47 72 180 56 84
167 48 73 181 57 85
168 48 73 182 58 86
169 49 74 183 58 87
170 50 75 184 59 88
171 50 76 185 60 89
172 51 77 186 60 90
173 52 78 187 61 91
15
KULIYADAHA LEYLI SARKAAL/XIGEEN EE SOOMAALIYA HAGAHA ARJIYADA
WAXBARSHO EE
Taariikhada arjiga: 02-31 May 2018 (Saacada 17.00)
Meesha Lagala Xiriirayo
Goobta codsiga: Xerada TURKSOM /Muqdisho Telefonka Iagala Xiriirayo: 061 629 111 - 061 626 644
16
SOMALIA JOINT MILITARY ACADEMY AND
NCO SCHOOL APPLICATION GUIDE
Applications will be valid between 02.05.2018 (09.00) and 31.05.2018 (17.00)
Contact Information
Address : TURKSOM Training Center / Jazira Road - Mogadishu
Telephone: 061 629 111 - 061 626 644
BARASHADA CIIDANKA - MILITARY EDUCATION
BARASHADA ISBORTIGA - SPORTS TRAINING
WALAALTINIMO - FRATERNITY
BARASHADA CIIDANKA - MILITARY EDUCATION