This document is posted to help you gain knowledge. Please leave a comment to let me know what you think about it! Share it to your friends and learn new things together.
Transcript
KULIYADAHA LEYL I SARKAAL/XIGEEN EE SOOMAALIYA HAGAHA ARJ IYADA
WAXBARSHO EETaariikhada arjiga: 02-31 May 2018 (Saacada 17.00)
qaadanaayaan casharo luuqada turkiga halka leyli sarkaal xigeenadana ay
qaadanaayaan casharo luuqada Turkiga. 1 sano
1. SOMALIA JOINT MILITARY ACADEMY (JMA) AND NCO SCHOOL (NS)
JMA and NS are in Mogadishu, Somalia. They are educational institutions
in which officers are trained in military branches required by Somalia Armed Forces (Somalia National Army, Air Force and Navy).
Education and training period; JMA is a 2-year and NS is a 1-year boarding school. In this period, all the needs of cadets are met by the Republic of Turkey.
JMA and NS provide the cadets both military education and academic lessons.
In addition to military and academic lessons, a 2-year period of Turkish language learning education for the cadets of JMA and a 1-year period of Turkish language learning education for the cadets of NS are offered.
2
2. SHURUDAHA SOO GALIDA KULLIYADA LEYLI SARKAA
1. In uu yahay muwaadin somaliyeed iyo in uu yahay lab,
2. In codsadaha iyo xubnaha qoyskiisa ay akhlaaq iyo dabeecan wanaagsan leeyihiin.
3. In uusan xaas lahayn ama horay guur usoo marin, naagna uusan nikaax la’aan la nooleyn ama qudba siro ku qabin.
4. In uusan aaminsanayn fikradaha iyo dhaqanada siyaasadda kasoo horjeeda iyo kuwa wax burburiya, in uusan horay uga qayb qaadan dhaqdhaqaaqyada ku saleysan fikradahas.
5. In uusan kasoo shaqeyn meelaha xun-xun ee bulshada isku raacday xumaantooda iyo in uusan hadda ka shaqeynin meelahaas.
6. In natiijo wanaagsan kasoo baxdo baaritaanada lagu sameyn doono warqadihiisa iyo kuwa amniga.
7. In ardayga wax kabaran doona kulliyada leyli sarkaal laga helo heerka caafimaad ee la qeexay.
8. In uu kasoo qaato Isbitaalka Tababarka iyo cilmi-baarista Muqdisho Somali Turk (digfeer) ee loo diri doono warqad caafimaad cadeyneysa inuu noqon karo arday mileteri.
9. In caafimaadkiisa wanaagsan yahay curyaanna ahayn, (in lugaha kala jeedin, in hadalka iyo maqalka wanaagsan yihiin, in uu qabin shikshigid, carrab la’aan iyo xanuunada kale ee lamidka ah, in uusan weershe ahayn, kalarada kala saari karaa, in uusan soo marin qaliinka laysarka, in uusan qabin cudurada daawada leh ee galmada ku faafa sida waraabowga, in uusan qabin xanuunada sida hurdo socod, suuxdin ama qalal, in uusan xambaar saneyn fayrusyada AIDS ka iyo Hepatitis B, in uusan qabin wadno, killi,beer xanuun iyo cudurka qaaxada).
10. Waa ın uu ka soo qalin jabiyaa mid ka mid ah dugsiyada sare ay aqoonsan tahay wasaradda waxbarashada ee soomaaliya ama uu qalin jabin doono sanadka 2018.
11. In uu ku guuleysto marxalada doorashada iyo in uu ka mid noqdo tirada xadidan ee la qaadanaayo.
12. In da’da udhaxeyso ugu yaraan 18 ilaa ugu badnaan 24 (xisaabinta da’da ardayda waxaa loo fiirinaa sanadka la qaadanaayo. Lama fiirinaayo kala duwanaanshaha maalinta iyo bisha).
13. In dhirirka iyo culayska/miisaana uu ka gudbin xadka dhirirka iyo culayska lagu muujiyay shaxda lifaaqa la socota.
3
2. APPLICATION REQUIREMENTS FOR JOINT MILITARY ACADEMY 1. Be male and a citizen of the Federal Republic of Somalia,
2. The applicants and members of his family have to be of a good moral
character.
3. Not to be married or widower, not to cohabit with a woman without legally
married.
4. Not to be involved any kind of illegal, political, and subversive-separatist
activity, and not to be involved in them.
5. Never work in the illegal jobs that society has found unsuitable.
6. Positive results in the personnel security investigation to be carried out.
7. Be up to the required health standards defined for the candidate cadets.
8. Must get a medical report from Mogadishu, Somalia-Turkey Education and
Healt Hospital (Digfer)
9. Be in a good physical and mental health and free from disease/disability.
10. Must be a graduate of or will graduate in 2018 from at least high school or
equal level education approved by the Ministry of National Education of
Somalia.
11. To successful in the selection process and to be qualified for the quota
pool
12. Be at most 24, at least 18 years old.
13. Be in the height and weight standards.
4
3. SHURUDAHA SOO GALIDA KULLIYADA LEYLIGA SARAAKIIL XIGEENADA.
1. In uu yahay muwaadin somaliyeed iyo in uu yahay lab,
2. In codsadaha iyo xubnaha qoyskiisa ay akhlaaq iyo dabeecan wanaagsan leeyihiin.
3. In uusan xaas lahayn ama horay guur usoo marin, naagna uusan nikaah la’aan la nooleyn ama qudba siro ku qabin.
4. In uusan aaminsanayn fikradaha iyo dhaqanada siyaasadda kasoo horjeeda iyo kuwa wax burburiya, in uusan horay uga qayb qaadan dhaqdhaqaaqyada ku saleysan fikradahas.
5. In uusan kasoo shaqeyn meelaha xun-xun ee bulshada isku raacday xumaantooda iyo in uusan hadda ka shaqeynin meelahaas.
6. In natiijo wanaagsan kasoo baxdo baaritaanada lagu sameyn doono warqadihiisa iyo kuwa amniga.
7. In ardayga wax kabaran doona kulliyada leyli sarkaal laga helo heerka caafimaad ee la qeexay.
8. In uu kasoo qaato Isbitaalka Tababarka iyo cilmi-baarista Muqdisho Somali Turk (digfeer) ee loo diri doono warqad caafimaad cadeyneysa inuu noqon karo arday mileteri.
9. In caafimaadkiisa wanaagsan yahay curyaanna ahayn, (in lugaha kala jeedin, in hadlida iyo maqalka wanaagsan yihiin, in uu qabin shikshigid, carrab la’aan iyo xanuunada kale ee lamidka ah, in uusan weershe ahayn, kalarda kala saari karaa, in uusan soo marin qaliinka laysarka, in uusan qabin cudurada daawada leh ee galmada ku faafa sida waraabowga, in uusan qabin xanuunada sida hurdo socod, suuxdin ama qalal, in uusan xambaar saneyn fayrusyada AIDS ka iyo Hepatitis B, in uusan qabin wadno, killi,beer xanuun iyo cudurka qaaxada).
10. In uu ka soo qalin jabiyaa mid ka mid ah dugsiyada dhexe ama sare ay aqoonsan tahay wasaradda waxbarashada ee soomaaliya ama uu qalin jabin doono sanadka 2018.
11. In uu ku guuleysto marxalada doorashada iyo in uu ka mid noqdo tirada xadidan ee la qaadanaayo.
12. In da’da udhaxeyso ugu yaraan 17 ilaa ugu badnaan 21 (xisaabinta da’da ardayda waxaa loo fiirinaa sanadka la qaadanaayo. Lama fiirinaayo kala duwanaanshaha maalinta iyo bisha).
13. In dhirirka iyo culayska/miisaana uu ka gudbin xadka dhirirka iyo culayska lagu muujiyay shaxda lifaaqa la socota.
5
3. APPLICATION REQUIREMENTS FOR NCO SCHOOL
1. Be male and a citizen of the Federal Republic of Somalia,
2. The applicants and members of his family have to be of a good moral
character.
3. Not to be married or widower, not to cohabit with a woman without being
legally married.
4. Not to adopt any kind of illegal, political, and subversive-separatist activity,
and not to be involved in them.
5. Never work in the jobs that society has found unsuitable.
6. Positive results in the security investigation to be carried out.
7. Be suitable for the quality of the health standards defined for the candidate
cadets.
8. Must get a medical report from Mogadishu, Somalia-Turkey Education and
Research Hospital.
9. Be in a good physical and mental health and free from disease/disability.
10. Must be a graduate from at least secondary school or equal level education
within the Ministry of National Education of Somalia.
11. Be successful in the selection and be in the quota.
12. Be at most 21, at least 17 years old.
13. Be in the height and weight standards.
6
4. SAMEYNTA CODSIYADA
Araajida waxaa loo geynayaa gudiga araajida ee ku sugan XERADA TURKSOM
Dukumiintiyada laga rabo codsiga Kulliyada leyli sarkaal
1. Warqada cosdiga
2. Shahaadada dugsiga sare oo asal ah,
3. Hadduu dhameyay jaamacad waxa laga rabaa shahaadada jaamacada.
Haddii ay u socoto jamacadu, waxa laga rabaa warqad cadeyneysa in uu
yahay arday.
4. Warqadaha waa in ay ahadaan Af Ingiriis ama Af Turki midkood.
5. Codsiyada loo so gudbisanayo gudiga codsi qabashada waxaa loo
aqbalaa inay yihiin isdiiwaan galin hore.
6. Codsadayaasha codsigooda u gudbiya gudiga cosdi qabashada waxaa