Top Banner
TAAGEERADA SANAD MAALIYADEED WAA WAX LA YAAB LEH WAXA ADIGU AAD SAMEYN KARTO MARKA AAD HESHO CAAWIMAAD YAR. U ADEEGIDA BULSHADAHEENA IYO DADKA NAAFADA AH MAADAAMA AAN NOOL NAHAY OO AAN WADA SHAQEYNO Bogga kor Qaataha sanad maaliyadeed ka ee Hannah Bonner ayaa waxay muujinaysaa baaskiilkeeda cusub ee la qabsashada ee Shirkadda Allianz Life Insurance Company of North America. 2965 LONE OAK DRIVE, SUITE 160, EAGAN, MN 55121 LIFEWORKS.ORG | T. 651-365-3773 | F. 651-454-3174 Qaababab kale oo dokumentigan ah ayaa lagu heli karaa adigoo la xiriiraya: 651-454-2732.
2

TAAGEERADA SANAD MAALIYADEED - Lifeworks · miisaaniyada ayaa kula shaqeyn doona, ka jawaabi doona su’aalahaaga, isla markaana hubin doona inaad haysato wax kasta oo aad ugu baahan

Jul 23, 2020

Download

Documents

dariahiddleston
Welcome message from author
This document is posted to help you gain knowledge. Please leave a comment to let me know what you think about it! Share it to your friends and learn new things together.
Transcript
Page 1: TAAGEERADA SANAD MAALIYADEED - Lifeworks · miisaaniyada ayaa kula shaqeyn doona, ka jawaabi doona su’aalahaaga, isla markaana hubin doona inaad haysato wax kasta oo aad ugu baahan

TAAGEERADA SANAD MAALIYADEEDWAA WAX LA YAAB LEH WAXA ADIGU AAD SAMEYN KARTO MARKA AAD HESHO CAAWIMAAD YAR.

U ADEEGIDA BULSHADAHEENA IYO DADKA NAAFADA AH MAADAAMA AAN NOOL NAHAY OO AAN WADA SHAQEYNOBogga kor Qaataha sanad maaliyadeed ka ee Hannah Bonner ayaa waxay muujinaysaa baaskiilkeeda cusub ee la qabsashada ee Shirkadda Allianz Life Insurance Company of North America.

2965 LONE OAK DRIVE, SUITE 160, EAGAN, MN 55121 LIFEWORKS.ORG | T. 651-365-3773 | F. 651-454-3174

Qaababab kale oo dokumentigan ah ayaa lagu heli karaa adigoo la xiriiraya: 651-454-2732.

Page 2: TAAGEERADA SANAD MAALIYADEED - Lifeworks · miisaaniyada ayaa kula shaqeyn doona, ka jawaabi doona su’aalahaaga, isla markaana hubin doona inaad haysato wax kasta oo aad ugu baahan

TAAGEEROOYINKA TOOSKA AH EE MACAAMIISHA BULSHADA (CDCS)

Sida bixiye Adeeg Maarayn Maaliyadeed (Financial Management Service (FMS)) oo ay ansaxisay dowladda Gobolka Minnesota, Lifeworks ayaa shaqsiyaadka isku qora ay ka caawisaa Taageerada Bulshada ee Taageerada Macaamiisha iyo barnaamijyada Deeqaha Taageerada Macaamiisha. Lifeworks ayaa sidoo kale ah hay’ad bixiyaha Xulashada PCA-ga iyo bixiye shati u haysta oo ah Taageerada Shaqsiyeed, Nasinta, iyo Adeegyada Guriyeyaasha.

Waan ognahay in noloshaada ay mashquul tahay; waa sababtaas sababta aan halkan u joogno in u fulinno mas’uuliyaddaha la xiriira loo shaqeeyayaasha si markaa aan ahmiyadda u saarno waxyaabaha muhiimka ah. Kooxdayada isku dubaridka adeegga miisaaniyada ayaa kula shaqeyn doona, ka jawaabi doona su’aalahaaga, isla markaana hubin doona inaad haysato wax kasta oo aad ugu baahan tahay inaad sida ugu badan uga faa’iideysato maalin kasta.

CSG waxay kuu fidinnaysaa deeq lacageed oo bil-bil ah oo la siinaya dadka qaata si ay uga caawiso in ay jaaliyadda dhexdeeda ku dhex noolaadaan. CSG waa adeegyada daryeelka guriga ee Medicaid ay bixiso beddelkeed sida kaaliye caafimaad ee guriga, taageero daryeel shaqi, iyo kalkaaliye gaar ah oo kula shaqaysa.

DEEQDA TAAGEERADA MACAAMIISHA (CSG)

WAXBADAN QABSO IYADA OO TAAGEERO MAALIYADEED AAD KA HELAYSO LIFEWORKS.

Dalabyada PCA-ga waa barnaamij iskiis u jiheeya oo kuu oggolaanaya inaad shaqaaleysiiso, tababarto, jadwal u sameyso, oo aad maareyso kaalmooyinka daryeelka shakhsi ahaaneed.

CDCS waxay dadka qaata u oggolaanaysaa inay la wareegaan gacan ku haynta xanaanada maalmeedkooda iyo inay gaaraan go’aano xasaasi ah, oo ay ku jiraan shaqaaleynta shaqaalaha kaalmeeya iyo iibsashada alaabada iyo adeegyada taageera is-jihaynta.

DALABYADA PCA

“LIFEWORKS WAXAY AHAYD MID DHINACEENA JOOGTA, OO

QOYSASKA U DAGAALANTA, OO ANIGUNA TAAS WAXAY IGA

DHIGEYSAA MID WANAAG I DAREENSIISA. ”

- Doug McManus, qaataha Dalabka PCA-ga

Caawinaada Shaqsiyeed waxay dadka qaata ay ka caawinnaysaa inay gaaraan madax-banaan sareysa iyo ka mid noqoshada bulshada. Waxaad u adeegsan kartaa Taageerada Shakhsiyeed si aad uhesho adeegyada bulshada, uga qeybgasho nashaadaadka jaalliyadaha, ama ku hesho kaalmo dheeraad ee guriga dhexdiisa ah.

TAAGEERO SHAQSIYEED