Top Banner
BARNAAMIJYADA DPS ELA ee Ardayda baranaysa Ingiriisiga Macluumaad dheeri ah Hadaad doonayso macluumaad dheeri ah oo kusaabsan Barnaamijyada ELA ee iskuulkaaga laga helo, dadka jooga xafiiska iskuulkaaga ayaa diyaar u ah inay kajawaabaan suaalahaaga. Hadaad qabto suaalo dheeri ah ama aad ubaahantahay in macluumaad dheeri ah lagaa siiyo sidaad udooran lahayd barnaamijka saxda ah ee ELA kuna haboon ardaygaaga, wac 720-423-2040. Shaqaalahayaga labada luuqadood ayaa diyaar u ah inay jawaabo kusiiyaan. Laynka tooska ah ee ELA 720-423-2040 Webseetka ela.dpsk12.org Somali Kaqaynqaadashada waxbarashada cunugaaga Adoo noqonaaya kaqaybqaate firfircoon barnaamijka waxbarashada cunugaaga, waxaad kaqaybgalaysaa diyaarinta cunugaaga si uu guul uga gaaro iskuulka iyo noloshaba. Waxaan rajaynaynaa inaad siiwadi doontid lahadlida iyo la akhrinta cunugaaga adoo kuhadlaaya luuqadaada hooyo ee guriga. Kuhadlida luuqadaada hooyo waxay cunuga siinaysaa aasaaska waxbarashadiisa iskuulka, dadka yaryar ee qalinjabiya ayagoo kuhadlaaya labo ama kabadan oo luuqadood waxay helayaan fursado shaqooyin oo badan kana fiican kuwa kale.
2

BARNAAMIJYADA DPS ELA - Denver Public Schoolsthecommons.dpsk12.org/.../ELA_Program_brochure_SO.pdf · doona xiliga diiwaangalinta. Hadii adeegya-da ELA uusan lahayn iskuulkaagu, cunugaa-ga

Jul 23, 2020

Download

Documents

dariahiddleston
Welcome message from author
This document is posted to help you gain knowledge. Please leave a comment to let me know what you think about it! Share it to your friends and learn new things together.
Transcript
Page 1: BARNAAMIJYADA DPS ELA - Denver Public Schoolsthecommons.dpsk12.org/.../ELA_Program_brochure_SO.pdf · doona xiliga diiwaangalinta. Hadii adeegya-da ELA uusan lahayn iskuulkaagu, cunugaa-ga

BARNAAMIJYADA DPS ELAee Ardayda baranaysa Ingiriisiga

Macluumaad dheeri ahHadaad doonayso macluumaad dheeri ah oo kusaabsan Barnaamijyada ELA ee iskuulkaaga laga helo, dadka jooga xafiiska iskuulkaaga ayaa diyaar u ah inay kajawaabaan suaalahaaga.

Hadaad qabto suaalo dheeri ah ama aad ubaahantahay in macluumaad dheeri ah lagaa siiyo sidaad udooran lahayd barnaamijka saxda ah ee ELA kuna haboon ardaygaaga, wac 720-423-2040. Shaqaalahayaga labada luuqadood ayaa diyaar u ah inay jawaabo kusiiyaan.

Laynka tooska ah ee ELA720-423-2040

Webseetkaela.dpsk12.org

SomaliKaqaynqaadashada waxbarashada cunugaagaAdoo noqonaaya kaqaybqaate firfircoon barnaamijka waxbarashada cunugaaga, waxaad kaqaybgalaysaa diyaarinta cunugaaga si uu guul uga gaaro iskuulka iyo noloshaba. Waxaan rajaynaynaa inaad siiwadi doontid lahadlida iyo la akhrinta cunugaaga adoo kuhadlaaya luuqadaada hooyo ee guriga. Kuhadlida luuqadaada hooyo waxay cunuga siinaysaa aasaaska waxbarashadiisa iskuulka, dadka yaryar ee qalinjabiya ayagoo kuhadlaaya labo ama kabadan oo luuqadood waxay helayaan fursado shaqooyin oo badan kana fiican kuwa kale.

Page 2: BARNAAMIJYADA DPS ELA - Denver Public Schoolsthecommons.dpsk12.org/.../ELA_Program_brochure_SO.pdf · doona xiliga diiwaangalinta. Hadii adeegya-da ELA uusan lahayn iskuulkaagu, cunugaa-ga

Iskuulada DPS waxay leeyihiin laba nooc oo barnaamijyada ELA ah, kan labada luuqadood iyo kan Ubarashada Ingiriisiga ka luuqada labaad ahaan. Barnaamijyada DPS ee labada luuqadood waxaa loogu talagalay ardayda luuqadooda koobaad ay tahay Spanish-ka, waxaana wax lagu baraa luuqa-daha Spanish-ka iyo Ingiriisiga.

Barnaamijyada barida luuqada Ingiriisiga oo ah Luuqada Labaad waxaa

Kusoodhawoow DPS!

DPS, luuqadaha iyo dhaqamada badan ee kaladuwan ee ay ardaydayadu keenaan fasalka waxay kobciyaan iskuuladayada. Waa raasumaal kaasoo, markii lagu daro xirfadaha luuqada Ingiriisiga, kacaawinaaya in ardaygu guulo kagaaro iskuulka iyo noloshaba. Barnaamijyadayada Barashada Luuqada Ingiriisiga -ama “ELA” - waxaa sigaar ah loogu talagalay sidii cunugaaga looga caawin lahaa barashada Ingiriisiga isla marka ay baran-ayaan maadooyinka sida akhiska, xisaabta iyo sayniska.

Barnaamijyada DPS ELA waxay kacaawiyeen kumanaan aday inay kuguu-laystaan iskuulka ayna diyaar unoqdaan jaamacad ardayda xirfadaha barta ee mara barnaamijka ELA ilaa ay diyaar unoqdaan uwareegida fasalada waawayn waxay ka darajoojin sareeyaan ardayda aan waligood marin bar-naamijka ELA.

Waa maxay barnaamijyada ELA?

Ingiriisiga oo ah Luuqada LabaadBarnaamijka Luuqada Ingiriisiga oo ah tan labaad (ESL, sidoo kale looyaqa-ano “ELA-E”), dhamaan fasalada cunugaaga waxaa wax lagu barayaa Ingiri-isi. Macalimiinta dhiga barnaamijkaan si gaar ah ayaa loogu tababaray si ay ardayda uga caawiyaan inay bartaan Ingiriisiga intay baranayaan maadooy-inka kale sida akhriska, sayniska iyo xisaabta. Iskuulkaagu wuxuu sidoo kale caawimaad dheeri ah kubixiyaa luuqadaada ayadoo loo maraayo fasalada gaarka ah ee luuqada hooyo.

Waxaa intaas siidheer, cumugaaga waxaa lasiinayaa 45 daqiiqo oo maa-linkasta ah oo ah mudo loo asteeyay si loodhiso aasaas adag oo ah bara-shada kuhadalka iyo akhriska luuqada Ingiriisiga, oo looyaqaano Hormarin-ta Luuqada Ingiriisiga.

Si aad udoorato adeegyada Baeashada Luuqada Ingiriisiga oo ah luuqadaada labaad, dooro DOOKHA 2 ee Foomka Ogolaanshaha Waalidka

loogu talagalay ardayda kuhadla luuqad aan ka ahayn Spanish-ka. Kawaalid ahaan, waxaad udooratay adeegyada barnaamijka EL cunugaaga adoo isticmaalaaya Foomka Ogolaanshaha ee Waalidka kaasoo lagu siin doona xiliga diiwaangalinta. Hadii adeegya-da ELA uusan lahayn iskuulkaagu, cunugaa-

ga waxaad gayn kartaa iskuul leh ELA. Xafiiska iskuulkaaga ayaa macluu-maad badan kaasiin kara iskuulada leh ELA.