Top Banner
RTA ayaa u diyaar ah caawin Awoodda Kireysiga Guryaha (RTA) ayaa ah hay’ad dowladeed oo indhaha ku haysa sharciyada kireysiga gudaha Queensland. Waxaan siinnaa caawimo iyo macluumaad kireystayaasha, kireeyeyaasha iyo wakiillada hantida ma-guurto. Dhibaatooyinka marka la kireysanayo Haddii aad adiga iyo kireeyahagu aad ku heshiin weydaan sidii loo xallin lahaa dhibaato, annaga ayaa halkan u joogna sidii xal loo heli lahaa. RTA ayaa bixisa adeegga xallinta qilaafka oo lacag la’aan ah. Nooga soo wac 1300 366 311 si aad u ogaato sida aan gacanta ga geysan karno. Hel macluumaad kireysi intaa ka badan Booqo degelkayga rta.qld.gov.au sidii aad u lahayd macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan kireysiga gudaha Queensland. Nooga soo wac 1300 366 311. Uga hel jawaabo su’aalahaaga kireysi. Waxaan furanahay Isniinta ilaa Jimcah laga bilaabo 8.30am illaa 5pm. Ku hadal luqaddaada Adeegga Tarjumaadda iyo Afcelinta (TIS) ayaa lagu bixiyaa lacag la’aan iyada oo loo maro RTA. Annaga na weydiiso caawimada tarjumaanka markaad na soo wacdo, ama ugu garaac TIS si too ah 131 450. Macluumaadkan waxa loogu talagaly kaliya inay noqoto hagitaan guud. Ma aha kala talin sharci. RTA ayaan kaaga ballan qaadi doonin sax ahaanta iyo dhammaystirnaanta macluumaadka la bixiyay. Si aad u hesho macluumaad intaa dheer tixraac Xeerka Guryaha La Kireysto iyo Qolalka Waafajinta leh ee 2008 (Residential Tenancies and Rooming Accommodation Act 2008). Kiraysteyaasha: Ku bixi lacagta kirada waqtiga loogu tala galay. Ugu jir meesha nadiif, nidaam iyo bubur-la’aan Oofi shuruudaha la isku ogyahay ee heshiiska kireysiga. Ixtiraam xaqa ay u leeyihiin deriskaagu deggenaanta iyo qaylo-la’aanta Xeerarka guud ee kireysiga qaarkood. Guri kireeyeyaasha: Ixtiraam asturnaanta kireystaha oo raac shuruudaha u dhigan soo galitaanka. U samee wax hagaajinta iyo dayactirka U hoggaansan sharciyada caafimaadka iyo badbaadada Dammaanad u qaado RTA-ga Queensland waxay leedahay xeerar kireysi laga yaabo inay ka duwan tahay meelihii kale ee aad ku noolayd. Waxaad leedahay xuquuq iyo mas’uuliyado ku saaran markaad guri kireysaneyso. Ogow waxay yihiin oo ka fogow dhibaatooyinka.
1

Kiraysteyaasha: Guri kireeyeyaasha · 2020. 5. 22. · talin sharci. RTA ayaan kaaga ballan qaadi doonin sax ahaanta iyo dhammaystirnaanta macluumaadka la bixiyay. Si aad u hesho

Jan 24, 2021

Download

Documents

dariahiddleston
Welcome message from author
This document is posted to help you gain knowledge. Please leave a comment to let me know what you think about it! Share it to your friends and learn new things together.
Transcript
Page 1: Kiraysteyaasha: Guri kireeyeyaasha · 2020. 5. 22. · talin sharci. RTA ayaan kaaga ballan qaadi doonin sax ahaanta iyo dhammaystirnaanta macluumaadka la bixiyay. Si aad u hesho

RTA ayaa u diyaar ah caawinAwoodda Kireysiga Guryaha (RTA) ayaa ah hay’ad dowladeed oo indhaha ku haysa sharciyada kireysiga gudaha Queensland. Waxaan siinnaa caawimo iyo macluumaad kireystayaasha, kireeyeyaasha iyo wakiillada hantida ma-guurto.

Dhibaatooyinka marka la kireysanayo Haddii aad adiga iyo kireeyahagu aad ku heshiin weydaan sidii loo xallin lahaa dhibaato, annaga ayaa halkan u joogna sidii xal loo heli lahaa.

RTA ayaa bixisa adeegga xallinta qilaafka oo lacag la’aan ah.

Nooga soo wac 1300 366 311 si aad u ogaato sida aan gacanta ga geysan karno.

Hel macluumaad kireysi intaa ka badanBooqo degelkayga rta.qld.gov.au sidii aad u lahayd macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan kireysiga gudaha Queensland. Nooga soo wac 1300 366 311. Uga hel jawaabo su’aalahaaga kireysi. Waxaan furanahay Isniinta ilaa Jimcah laga bilaabo 8.30am illaa 5pm.

Ku hadal luqaddaada Adeegga Tarjumaadda iyo Afcelinta (TIS) ayaa lagu bixiyaa lacag la’aan iyada oo loo maro RTA. Annaga

na weydiiso caawimada tarjumaanka markaad na soo wacdo, ama ugu garaac TIS si too ah 131 450.

Ogow xeerarkaIskaan garee koodhka si aad u hesho macluumaad dheeraad ah

Macluumaadkan waxa loogu talagaly kaliya inay noqoto hagitaan guud. Ma aha kala talin sharci. RTA ayaan kaaga ballan qaadi doonin sax ahaanta iyo dhammaystirnaanta macluumaadka la bixiyay. Si aad u hesho macluumaad intaa dheer tixraac Xeerka Guryaha La Kireysto iyo Qolalka Waafajinta leh ee 2008 (Residential Tenancies and Rooming Accommodation Act 2008).

Diversity Pamphlet_Somali.indd 1 2/24/13 3:36 PM

Queensland waxay leedahay xeerar

kireysi laga yaabo inay ka duwan

tahay meelihii kale ee aad ku noolayd.

Waxaad leedahay xuquuq iyo

mas’uuliyado ku saaran markaad guri

kireysaneyso. Ogow waxay yihiin oo

ka fogow dhibaatooyinka.

Kiraysteyaasha:• Kubixilacagtakiradawaqtigaloogu

tala galay.

• Ugujirmeeshanadiif,nidaamiyo bubur-la’aan

• Oofishuruudahalaiskuogyahayee heshiiska kireysiga.

• Ixtiraamxaqaayuleeyihiinderiskaagudeggenaanta iyo qaylo-la’aanta

Guri kireeyeyaasha:• Ixtiraamasturnaantakireystahaooraac

shuruudaha u dhigan soo galitaanka.

• Usameewaxhagaajintaiyodayactirka

• Uhoggaansansharciyadacaafimaadkaiyo badbaadada

• DammaanaduqaadoRTA-ga

Xeerarka guud ee kireysiga qaarkood.

Diversity Pamphlet_Somali.indd 2 2/24/13 3:36 PM