INTA UGU MUHIIMSAN Dhaqamada dadka na xigo, saaxibadeen iyo keenaba waxey mararka qaarkood keenaan su’aalo ama waxyaalo laga xumaado, gaar ahaan tan quseyso xiriirada bulshada ee qadka, banaan u bixida, magaalo joognima xumada, isdhibaateynta, isticmaalida waxyaalaha maskaxda dooriyo. Warqadaan isku laaban waxey bixi- neysaa waxyaalo jawaab ah, qaas ahaan xaga sharciga. Waxey idiin tilmaameysaa sitka internetka aad ka heli kartaan warbixin dhameys- tiran iyo suurtagal aad kula xiriiri kartaan maamulo ku taqasusay arin walbo oo ku saabsan arimahaan. BIXITAANKA HABEENKII, MEELAHA BULSHADA U FURAN IYO BANAAN BAXYADA Xeerka caadiga ah, dhalinyaro kayar 16 sano ma aha inuu tago meelaha bulshada u furan ama banaanbax asagoo lasoconin qof khaangaar ah. Iska jir bixitaanka iskuxigxigo iyo daalka kadanbeeyo! Shaleemada, da’da sharciga waa qasab: waalidka looma ogolo in ay sharciga xadgudbaan. Diskoga wareego, xaflada dhalinyarada, riwaaya- daha waaka mamnuuc dadka kayar 16 sano. Sharciga la farsameeyey ama la isticmaalo qofkale sharcigeeda waa dambi (qodobka 252 sharciga ciqaabta: khaldida cadeynta). TUBAAKADA Isticmaalka tubaakada waxey sabab weyn u tahay jirooyin iyo dhimasho dalkeena guda- hiisa. Inta oo soo hormaro ku dhawaashaha tubaakada (marka yaraan lagu bilaabo), ayuu aad u badanaa halista ah in laga maarmiwaayo). KU XADGUDUBKA SHARCIGA IYO DHIBAATEYNTA Hadii qof aan khaangaar aheyn ladhibo, la boobo ama lakufsado, waa muhiim inuu waalidkiis u sheego ama qof khaangaar ah, lana rumeysta. Dhibaateyn heerkaas gaarsiisan waa in booliiska loo sheegaa (tal. 117). Natiijoonka ka inaankaro dambiyadaas waa kuwo aad u culus: xukun ciqaab ah ama talaab edbin ah (uu ku qaadaayo maxka- mada dadka aan khaangaarka aheyn), ciqaab maamuleed (uu ku qaadaayo iskoolka ama SPJ «qeybta xaq dhoorida caruurta»), ganaax maaliyadeed. KHAMRIGA Cabitaanka khamriga waxaa loo aqoonsanyahay inuu halis u yahay caafimaadka dadka oo dhan. Xiiseenteeda wuxuu ubilaaban karaa si dhaqsi ah, Waa in aad taxadir u la haataan caalaamooyinka muujinkaro bilowga isticmaalk- iisa (caajis, ka maqnaasho iskooleed, iwm). Iska jira dhi- baatooyinka caafimaadka uga imaankaro «sarqaanka deg dega ah» iyo xad dhaafyada kale oo inta badan dhaco usbooca dhamaadkiisa! HUBABKA IYO QALABYADA HALISTA AH Sida uu dhigaayo sharciga iskoolka, ardayda ma usoo qaa- danaayaan qalab halis ah iskoolka, xataa si ay isku difaacaan. Sharciga wuxuu diidayaa in laga gado ama la siiyo khamri dhaliyarada kayar 16 sano. Biirta iyo fiinada: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogalyahay laga bilaabo 16 sano. Khamriga la maceeyay, kan qasan, kan furutada lagu qaso, kan raashinka kahor lacabo iyo kan lamiiray: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogolyahay laga bilaabo 18 sano. Sida uu sharciga qabo Hubka waa ka mamnuuc dadka aan khaangaarka aheyn, gaar ahaan: · hubka dabka ah (bundukhyada, qoryaha fudud ama bistoolada kuu- laha, hubka gacanta, iwm). · midiyaha otomatikga ah, «kuwa isku laaban» halgacan lagu furikaro iyo midiyaha balanbaalista marka uu cabirkeeda dhaafaayo 12 cm ayadoo furan afkeeda dhaafo 5 cm. · waxyaalaha leysku dhaawaco (buu- nyo amerikaan, garuun, nunchku, iwm.). · hubka beenta ah ee u eg kuwa runta ah (bistoolooyinka kuulaha) (sharciga fadraalka ee hubka). Isticmaalka ula kaca ah si dhaawac loo geesto, qalabka caadiga ah (usha baseballka, kan baakadaha lagu furo, dhalo, iwm.) iyaguna waa mamnuuc. Xeerka sharciga iskoolaadka wuxuu cadeynaayaa qodobka 102 «in aynan ardeyda isticmaa- leyn khamri iyo wixii maskaxda dooriyo; mana cabaayaan sigaar.» Sharciga howlgalga dhaqaaleed (LEAE1), qodobka 66i) wuxuu cadeynaa: «in ay mabnuucan tahay siismada ama ka gadi- taanka cigaarka dadka aan khaangaarka aheyn (kayar 18 sano).» Cunug, khaangaarxigeen ama khaangaar wey ciqaabi kar- taa cadaalada hadii uu galo danbiyada soo socdo ama ka qeybqaato: · waxgaarsin hantiyeed, jabin, wax ku sawirid, iwm.; · bug kuraacida gaadiidka dadweynaha; · xadid, siigadid, koox wax ku xadid, xaditaan dhibaateyn leh, iwm; · dhibitaan, dagaal, caay midabtakoor ah ama khaniis- naceyb ah, u dhaarasho, dhacid, kufsasho, iwm. · Dhalinyarada kayar 16 sano wey joogi karaan banaanka ilaa iyo 22 saac. Marka ay waalidkood u soo fasaxaan in ay kaligood kasoo noqdaan saacad ka dabeyso (shaleemo, howlo ururreed, iwm.), waa in ay dhaqso meesha ay degan yihiin u aadaan. · Dhaliyaro kayar 16 sano uuna lasocon waalidkiis ama mas’uulkiisa shar- ciga ah magali karaan Kafeeyad, maqaayadaha, meelaha shaaha. Baa- rarka, baararka biirta sameeyo iyo diskoga hadii aynan heesen ogolaasho qoraal ah. · Meelaha lagu khamaaro ama kafee internetka waa ka mamnuuc dadka kayar 16 sano, hadii oona lasocon mid ka mid ah waalidkood ama mas’uul- kooda sharciga ah. Dhalinyarada kayar 18 sano loo ma ogolo in ay galaan kalaabyada habeenada. Caruurta iyo khaangaarxigee- nada, ilaa ay ka Khaangaaraan (18 sano), waxaa mas’uulka ah waalidkood ama mas’uulka sharciga ah ee loo xilsaaray. Hadana waalidka waxaa ku waajib ah in ey siibiilaan hadii ay shuruudo gaar ah buuxiyaan (sharciga shacbiga Iswiiska qodobka 276 iyo kuwa ku xigo). QOF WALBO XIL GAAR AH AYAA SAARAN www.sois-prudent.ch/alcool www.sois-prudent.ch/tabac www.sois-prudent.ch/sorties www.sois-prudent.ch/armes www.sois-prudent.ch/violence • Qof walbo wuxuu leeyahay xaq iyo waajib oo laga rabo in uu dhowro • In lawada hadlo waa lagamamaarmaan, gaar ahaan marka aan murugey- sanahay ama wax nagu adag aan la kulano. Taasi waxey u baahan tahay dhiiri iyo waqti isi siin. • Marnaba daahitaan ma’aha in la dhaliyo ama loo sooceliyo lawadahadalka cunugaada / qaangaarxige- enkaada / dhalinyarada ama waalidkood. Shaqaalo ayaa diyaar ah in ay caawiyaan. + warbixinada www.sois-prudent.ch 0 sano 18 sano Marnaba kaligaa ma ihid Dagdag caafimaadeed: 144 Dagdag booliska: 117 Murugeysnaan adiga, saaxibkaa- taa, dadka ku xigo: 147 ama www.ciao.ch Xaga sharciga Meesha gorgortanka Waalidka Dhooritaanka Cunuga Isku filan